Diyaaradaha Aan Duuliyaha laheyn oo lagu wareejiyay Ciidamada AMISOM

Dowlada Mareykanka ayaa ku wareejisay Ciidamada AMISOM diyaaradaha wax basaasa nuuca aan duuliyaha laheyn, si ay ugu adeegsadaan dagaalka ay kula jiraan dagaalyahanada Al Shabaab. Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa dowlada Mareykanka kula wareejisay Ciidamada AMISOM diyaaraha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drones. Madaxa howlgalka ciidamada AMISOMĀ  Francisco … Continue reading Diyaaradaha Aan Duuliyaha laheyn oo lagu wareejiyay Ciidamada AMISOM